WASIIRU DOWLAHA MADAXTOOYADA QARANKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA DOWLADDA TALYAANIGA
Muqdisho, Luuliyo 26, 2021: Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi...
Guddiyada doorashooyinka Qaranka iyo Jubbaland oo arrimo muhiim ah ka wada hadlay
Kismaayo- Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland kulan ku yeeshay Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga doorashooyinka dowlad...
Galmudug oo kor u qaadeysa tayada shaqaalaha wasaaradaha
Tababarkan oo socanayey mudo laba maalmood ah ayaa qabtay Shaqaalaha Wasaaradaha Galmudug gaar ahaan agaasime waaxeedyada si kor loogu qaado tayada shaqaalaha Galmudug waxaana...
Soomaaliya iyo Mareynkanka oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy...
Madaxweynaha Tunuusiya oo xilkii ka qaaday Ra’iisul Wasaaraha Dalkaas.
Madaxweynaha dalka Tunuusiya Kais Siciid ayaa xaley ku dhawaaqay in uu xilkii ka xayuubiyey Raysal Wasaaraha dalkaas, sidoo kalena uu joojiyey dhammaan howlihii Baarlamaanka...
Raiisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka
Si loo hubiyo matalaadda haweenka ee goleyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu magacaabay guddi...
Wafdi ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Heer Federal oo gaaray magaalada Kismaayo
Wafdigaan ayaa ah xubnihii labaad ee ka tirsan gudiga doorashooyinka heer fadaraal oo gaaraayo magaalada kismaayo oo a caasimadda ku meel gaarka ee dowlad...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo u magacaabay Afayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle Cabdifataax Aadan
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa u magaacabay Afayeenka Ciidanka Boolisk Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan, oo beddelaya Col, Sadiiq...
Koonfur Galbeed oo magacowday xubnaha Xildhibaanada ee qabashada doorashada Aqalka Sare
Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey Xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare.
Halkan ka aqriso...
Ciidanka Xoogga oo soo af-jaray Dhagar-qabayaal xalay Hoobiyeyaal ku weeraray Aw-dhiigle
Hoobiyeyaasha ay arxan-laawayaashu ku soo tureen deegaankan ayaa khaasaro hantiyeed iyo dhaawac u geystay dadka deegaanka.
Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan Aw-dhiigle ayaa weerar...