Muqdisho mar dambe ma mudna Sumcad dil dambe (WARBIXIN)
Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa Warbixin uu ka qoray Magaalada Muqdisho Cinwaan uga dhigay: “Mogadishu...
Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)
Madashu waxay iskugu keenaysaa Mas'uuliyiinta Dowladda, Maalgashadayaasha Shiinaha iyo Hoggaamiyeyaasha Ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan Fursadaha ka jira qaybaha sida Kaabayaasha, Ganacsiga,...
“Wariyeyaasha Nabadda” oo laga daahfuray Muqdisho
Muqdisho, 22 Agoosto 2026 — Iyadoo ay taageerayso Boqortooyada Sacuudiga, ayaa Isbahaysiga Islaamiga ah ee Milatariga ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) magaalada Muqdisho ka daahfuray...
Daahfurka Hawlaha Hindisaha Istiraatiijiga ah ee Isbahaysiga Milatari ee Islaamiga ah ee La-dagaallanka Argagixisada...
Muqdisho, 09 Rabiicul Awal 1448 Hijriya, kuna began 22 Agoosto 2026 (WARGEYSKA DALKA) – Muqdisho: Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ka furmay...
Sida ay arrinta Falastiin u midayso Muslimiinta oo taageeraya Spain Ciyaarta kama dambaysta ah...
Ka dib guushii xiisaha badnayd ee Spain ay waqtiga dheeriga ah ku gaartay 1-0 kana gaartay Argentina finalkii Koobka Adduunka ee FIFA 2026, waxaa...
Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)
Ciidamada Soomaaliya ayaa toogtay toddobo dagaalamayaal oo Kooxda Al-Shabaab ah, oo uu ku jiray Horjoogahoodi, intii lagu guda jiray hawlgalkii Gobolka Shabeellaha Hoose, sida...
Safarkii Minnesota ilaa Muqdisho! (MAQAAL)
Naadiya Maxamed ayaa ugu horreyn dib ugu noqotay Soomaaliya muddo ku dhawaad Toban Sano ah, iyadoo Muqdisho si diirran loogu soo dhoweeyay ka hor...
1-da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq” (MAQAAL)
Ummad walba oo Dunida ku nool waxay leedahay Maalmo ay si gaar ah ay u Maamuusaan isla markaana ku weyn Quluubtooda, kuwaasi oo ku...
BADBAADINTA AKHLAAQDA SHARAFKA INTA DAWLADDU GUDATAY IYO KAALINTA BULSHADA
Waqtiyadan dambe, waxaa isa soo taraya dhacdooyin ka baxsan anshaxa bini'aadantinimada iyo qiyamka suuban ee Islaamka, kuwaas oo lagula kacayo qaar ka mid ah...
Sababta Dalxiisku ugu yahay Wadnaha Sheekada isbeddelaysa ee Soomaaliya (MAQAAL)
Sababta Dalxiisku ugu yahay Wadnaha Sheekada isbeddelaysa ee Soomaaliya
Waa Galab Jimce oo Qorrax leh, Xeebta Liido ee Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Mashquul ah....










