Siyaasadda

Wasiirka Difaaca XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Dooxa. Waxaa halkaas si...

Guddoomiye Aadan madoobe: “Waxa nala haray waa midnimo la’aan taas ayaana ah caqabadda ugu...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ku soo biiray maanta Gogosha Wadatashiga Qaran, ayaa bogaadiyay martida shirka, isaga...

25 khawaarij ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada hoose

0
Ugu yaraan 25 ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay howlgal qorsheysan oo ay ciidanka xoogga dalka iyo...

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay dowladda

0
Ibraahim Nuur oo magaciisa afgarashadu yahay (Farxaan) kana tirsanaa kooxda argagixisada ayaa isku soo dhiibay laamaha amniga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Farxaan ayaa...

Soomaaliya oo muwaaddiniinteeda ku sugan Iiraan ku wargelisay in ay la xiriiraan safaaradda Turkiga

0
Safaaradda JFS ee Waddanka Türkiye ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iiraan ku wargelisay in ay u fududeynayaan ciddaii doonaysa in ay ka...

Wasiir Fiqi oo booqday Kulliyado ciidan oo ku yaal dalka Qatar

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqday Kulliyadda...

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aaam, ahna Guddoomiyaha Ururka ReSCo oo ay ku mideysan yihiin 14 dal...

Wasiirka Amniga oo furay kulan looga hadlayo horumarinta booliska

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Wakiilka Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Lionel Laurens, ayaa maanta...

Shirka gogosha wada-tashiga Qaran oo galay maalinta labaad

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in wada tashiga uu ka mid yahay tiirarka islaamka uu ku dhisan yahay diintuna ay...

Dowladda oo sheegtay in la dilay mid ka mid ah horjoogayaashii ugu khatarsanaa khawaarijta

0
Cabaas Maxamed Hool, oo ahaa horjoogihii ugu sarreeyay ee shirqoollada iyo dhagaraha ay khawaarijtu ka fuliyaan Gobolka Banaadir iyo labada Shabeelle ayaa u geeriyooday...