Cayaaraha

Dood ku saabsaneeyd Tartankii Ciyaaraha dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

0
Waxaa xalay xarunta Wasaaradda Warfaafunta lagu qabtay kulan dood ah oo looga hadlayay sidii uu u qabsoomay Ciyaarihii kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo...

Kooxda Kubadda Cagta Toronto FC oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

0
Madaxda xiriirka kubadda gacta Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee xiriirka Mudane, Yusuf Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Koox ka...

Galmudug oo ku guulaysatay tartanka maamul gobaleedyada dalka

0
Xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku guulaystay tartanka ciyaaraha ee maamul gobaleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, kaas oo ay ka qaadeen...

Boliiska oo Fariin nabadeed u diray labada koox ee galbta wada ciyaarayo iyo taageerayaashooda

0
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyaa ayaa fariin nabadeed u diray labada koox ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Taageerayaashooda in ay ilaaliyaan xasiloonida amniga Qoraal kasoo baxay Boliiska...

Garsoore Cumar Cartan oo caawa markale ka soo muqan doono Tartanka Kubadda Cagta...

0
Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo caawa ka soo muuqan doona kulankii shanaad Tartanka Kubadda Cagta Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee AFCON 2023. Garsoore Cartan ayaa...

Soomaaliya oo ku guulaysattay Billadda Dhaqanka, Suugaanta iyo Farshaxanka dalalka Geeska Afrika

0
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa billadda ODA AWARD guddoonsiiyay ku xigeenka maareeyaha Wakaaladda Murtida iyo Madadaalada Qaranka Abwaan Maki Xaaji...

Magaalada Napoli oo uu ka dhacay dhulgariir ka hor kulanka Real Madrid

0
Napoli: Magaalada Napoli waxaa gilgilay dhulgariir saacado ka hor inta ay kooxda Napoli wajihi rabtay Real Madrid  kulan ka tirsan Champions League. Sida 10 baabuur...

Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham

0
London:- Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa tobanka fiidnimo la ciyaari doonta kooxda Fulham, xili ay wajahayso xaalad tii ugu adkeyd waayaha kooxda...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay madal (Twitter space) ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka...

Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

0
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane, Maxamed Barre Maxamuud ayaa la kulmay dhiggiisa dalka Kenya, Ababu-Terrah Egh, waxayna ka wada hadleen iskaashi dhex...