HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED
Baydhabo (WARGEYSKA DALKA):- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed....
Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka...
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu horreeya ka...
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Agaasinka Guud Waxbarashada ee Gobolka Banaandir ayaa Maanta si rasmi ah u shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Sannad-Dugsiyeedka 2025/2026,...
Shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gaba-gabeeyay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Shirweynaha ayaa 18-kii Luulyo si rasmi ah u daah-furay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab),...
Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)
uqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa kulan...
Hoggaamiyaha Koongur Galbeed oo Daah furay Imtixaanaadka Dugsiga Dhexe ee Degaannada KGS
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee fasalka 8-aad...
Duqa Magaalada Muqdisho oo Kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada ee Gobolka Banaadir
MUQDISHO(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta Kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka...
Degmada Yaaqshiid oo u gudubtay Wareega Labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan.
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay Wareegga labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan, kaddib markii 12 Dhibcood ay...
Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa waxaa habeenkii xalay...
Degmada Deyniile oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):’Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah looga daawadaa...










