Dhaqaalaha

Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS oo Daahfurtay Qorshaha Istaraatiijiyadda ee Shanta sano

0
Muqdisho (WARGEYSKA DALKA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta daahfuray Qorshaha Istaraatiijiga...

Wasiirka Maaliyaadda XFS oo Maanta Khuddbad ka jeediyay Shirka 8-aad ee Koonfur Kuuriya iyo...

0
Seoul(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa Maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Koofur Kuuriya iyo Afrika, kaas oo...

Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air,...

0
Muqdisho,(WARGEYSKA DALKA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda...

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): -Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Tanzania, ayaa...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐅𝐀𝐃

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta qaabbilay Mudane Naoufel Telahigue Agaasime-Goboleedka Sanduuqa Caalamiga ee Horumarinta Beeraha (IFAD)...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

0
Madashu waxay iskugu keenaysaa Mas'uuliyiinta Dowladda, Maalgashadayaasha Shiinaha iyo Hoggaamiyeyaasha Ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan Fursadaha ka jira qaybaha sida Kaabayaasha, Ganacsiga,...

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay Madasha isku xirka Ganacsiga Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta si rasmi ah uga furay Magaalada Muqdisho Madasha Isku-xirka...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨...

0
uqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maalinkii shalay shir-guddoomiyay kulankii koowaad ee Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka,...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha XFS oo la kulmay Wakiilka cusub ee Hay’adda...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Guuleed Abdijalil, ayaa Maanta Kulan la qaatay...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay Kulan Maalgashiga iyo Horumarinta...

0
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa ka qayb galay kulan ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaluhu la...