Muuqaallada

HA QUUSAN (SHEEKO GAABAN)

0
Waxaa jray niman ganacsato ah oo saaxiibo ah waxayna u kala gooshi jireen safarro dhaadheer oo dhinaca badda ah iyagoo soo qaadi jiray ganacasiyo...

XULASHADA GAYAANKA.

0
Guurku waa hannaan lama dhaafaan ah oo taranka aadanaha udub-dhexaad u ah, waana wax uu qof kasta oo qaan-gaadh ah oo aan bed-qabkiisa jireed...

WAA MAXAY DOORKA DHALLINYARADA KU LEEYIHIIN HORUMARKA BULSHADA?

0
Dhalinyaradu waa awood aan la loodin Karin oo Allah nagu maneystay cida uu doonana uu ugu gargaaro, cida uu doonana uu ku duleeyo. Nebi Muhamed...

SU’AAL YAAB LEH OO LA WEYDIIYAY KOOLIISTIHII SARQAANSANAA

0
Dhallinyarada koolada isticmaaasha Isla markaana sarqaansanaa haddii aan ugu horeyn aan Ka bixiyo sharaxaad kooban dhalinyaradaan ayaa iskugu jira dhalinyaro da"yar kuwa da'weyn kuwaas...

XISAABI XIL MALEH HADDAAN LA XUMEYNIN

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...

Khasaaraha gaaray Khawaarijta kadib Billo ay wajaheen dagaal adag

0
Maleeshiyada Khawaarijta ah ee gabalkoodu sii dhacayo Khasaarihii ugu badnaa ayaa lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee lagula galay qaybo ka mid ah goballada...

JAAMACADDAHEENU MA YIHIIN KUWO SOO SAARA AQOON YAHAN ISKU FILAN OO QAYB KA AH...

0
Haddaba maxaa lagu xallin karaa dhibaatooyinka haysta Jaamacadaha iyo dhallinta Soomaaliyeed? Barashada dhabta ah waa inay ahaataa mid ku salaysan fahamka ama barashada nolosha dhabta...

BARASHADA DHISMA-AFEEDKA.

0
af walboo aradka guudkiisa laga hadlaahi wuxuu leeyahay xeerar, astaamo, iyo hab-dhismeed u gaar ah oo adeegsigiisa udub-dhaxaad u ah. Si lamida kuwa la ayniga...

DALXIISKA SOOMAALIYA

0
Dowladda Soomaaliya ayaa 13-ka bisha Sabtembar sannad walba u aqoonsatay in ay tahay maalinta dalxiiska Soomaaliya, ujeeddaduna waxa ay tahay sidii loo dhiirrigelin lahaa...

WAA MAXAY XAASIDNIMO

0
Xaasidnimada waxaan oran karnaa waa laba qaybood mid uu qofka ku dhasho iyo mid qofka uu gadaal ka noqdo iyada oo ay ku kaliftay...