Muuqaallada

SADAQADA IYO FAA’IIDOOYINKA AY LEEDAHAY (QEYBTA 1-AAD)

0
Sadaqadu waxay ka mid tahay waxyaabaha qofka gaarsiiya horumar aduun iyo aakhiro, faa'iidooyinkeedana ma ahan wax lasoo koobi karo, balse haddii aan isku dayno...

BARAKADA GANACSIGA.

0
ganacsaigu wuxuu ka mid yahay xirfadaha barakaysan oo diinta ayaaba lagu sheegay, wuxuuna leeyahay Faa'iidooyin wax ku oola oo nolosha bulshada sare u qaada. Ganacsigu...

XISAABI XIL MALEH HADDAAN LA XUMEYNIN (QAYBTII 2-AAD)

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...

Warbixin: Safarrada Xoojinta Xiriirka Caalamka ee Soomaali Heshiis la ah Dunida

0
May 15, 2022 ayey aheyd markii uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kusoo baxay doorasho loollankeedu uu aad u adkaa oo ka dhacday  Teendhada Afsiyoone...

MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA

0
Ankara(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Sheikh Aadan Maxamed Nur Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay...

Hogaamiyaha Hir-Shabeelle oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa. Madaxweynaha waxaa garoonka...

Ciidamada Ukraine oo laga yaabo in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk

0
Guddoomiyaha gobolka Lugansk ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada Ukraine laga yaabo inay isaga baxaan magaalada istiraatiijiga ah ee Severodonetsk ee dhacda...

Madaxweynaha Galmudug oo Munaasabad soodhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Cadaado

0
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi kaariye iyo wafdiga uu hogaaminayay oo kusugan degmada Cadaado ayaa ka qeyb galay Munaasabad soodhaweyn ah oo...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray dhismaha xarunta weyn ee golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kormeer indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn ee Baarlamaanka...