Warar Dheeraad ah

GUDDIGA DIFAACA EE GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY TALIYAYAASHA CIIDAMADA QALABKA SIDA

0
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa, xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY GUDDOONKA CUSUB EE GOLAHA WAKIILLADA GALMUDUG

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowlad Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur,...

Cayaaraha

MUUQAALLADA

Maqaallada

Faallooyinka

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

Johannesburg(WARGEYSKA DALKA):-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada is-nidaaminta warbaahinta, horumarinta saxaafadda,...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS oo Daahfurtay Qorshaha Istaraatiijiyadda ee Shanta sano

Muqdisho (WARGEYSKA DALKA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta daahfuray Qorshaha Istaraatiijiga...

Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam...

Muqdisho,(WARGEYSKA DALKA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

Baydhabo (WARGEYSKA DALKA):- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed....

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii doorashadii isku-sidkaneyd ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug, sida uu...