Wararka

Hogaamiyaha Khaatumo oo Laascaanood ku soo dhaweeyey Ergo ka socota Sanaag

0
Laascaanood: Hoggaamiyaha Dawlad goboleedka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa magaalada Laascaanood ku soo dhoweeyey wafdi heer sare ah iyo ergooyin ka socday gobolka Sanaag,...

Wasiirka amniga oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

0
Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

Ciidanka Danab oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada hoose

0
Marka- Ciidamada Kumaandooska Danab ee CXD ayaa xalay fuliyay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Baqdaad ee gobolka Shabeellada hoose, kaas oo lagu beegsaday...

Duqa muqdisho oo la kulmay laamaha ammaanka ee gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku guddoomiyay kulan looga...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Safiirka Imaaraadka oo ka wada hadlay xoojinta gargaarka bini’aadantinimo

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo isu diyaarineysa ka qaybgalka ciyaaraha jaamacadda Carabta

0
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS, mudane Maxamed Cabduqaadir Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Ambassador Dr....

Duqa muqdisho oo la kulmay safiirka Suudaan ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay danjiraha dalka Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane...

Wasaaradda warfaafinta oo soo gabangabaysay tababar ku saabsan maareynta qataraha baraha bulshada

0
Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo xirtay kulanka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir mira-dhal leh la qaatay dhigiisa Masar

0
Qaahira: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi. Labada...

Wasiirka hawlaha guud oo Madrid uga qaybgalaya shirka Afrika iyo Spain

0
Madrid: Shirweynaha Spain iyo Africa 2025 ayaa ka furmay magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain. Wasiirka wasaaradda hawlaha guud ee Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nurur...