Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay doorka Dowladda Turkiga, Caalamkana u diray farriin Maalgashi oo furan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Talaadadii si weyn u ammaanay Iskaashiga soo jireenka ah ee u dhexeeya Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya,...
Madaxweynaha JFS oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti, General Zakaria Sheikh Ibrahim,...
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo yeeshay Shir lagu xoojinayay Iskaashiga Laba Geesoodka ah
Cammaan (Wargeyska Dalka)--Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare...
Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u dirtay Dowladda Itoobiya kaddib Masiibadii ka dhalatay Roobab xoogan...
Muqdisho (Wargeyska Dalka)--War-Saxaafadeed ka soo baxay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Tacsi u dirtay Dowladda Itoobiya kaddib Masiibadii ka dhalatay Roobabkii Xooganaa ee ka da'áy...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo ka qayb galaya Shir looga hadlayo Qudus oo ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa Arbacada ka qayb galaya Shir heer wasiir ah oo ku saabsan Qudus, kaas oo ka dhici doona...
Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo Qur’aan akhris ah oo...
Soomaaliya iyo Pakistan oo Kala Saxiixday Is-afgarad Ku Saabsan Iskaashiga Difaaca
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan ayaa maanta kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi oo u dhexeeya labada Wasaaradood ee Gaashaandhigga, kaas oo...
Shiinaha oo ¥15milyan ku bixinaya mashruuc gargaar oo Soomaaliya laga fulinayo
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, ayaa kala saxiixday...
Taliyaha ciidanka XDS oo tababar u soo xiray ciidan ka tirsan Kumaantoosta Danab
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali...
R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030
R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha dalka Soomaaliya ee 2026-2030 iyo bandhigga Sheeko muuqaal Filimeed laga...










