Wararka

Ra’iisul wasaaraha XFS oo saxiixay buugga tacsida AUN Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf Cali

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa saxiixay buugga tacsida Alle ha u naxariistee Marxuum Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo ka mid...

Ciidamada NISA oo howlgal lagu Khaariyay Horjoogayaal sare ka fuliyay Hirshabeelle

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ku...

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo dhagax dhigay mashruuc horumarineed oo weyn, xariggana ia jaray...

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc horumarineed oo ballaaran, isla...

Lataliyaha amniga qaranka ee JFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Mudane...

Heshiis lagu xoojinayo iskaaahiga amniga xuduudaha oo lagu gaaray degmada Balanbale

0
Saraakiisha Ciidamada Qaranka ee k howlgala deegaanada Galmudug iyo kuwa Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa maanta degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ku gaaray heshiis lagu...

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka) Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas...

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Dhagax dhigay Masjid weyn oo laga dhisayo Aqalka Madaxtooyada Baydhabo. Masjidkan ayaa loogu talagalay...

Wasiirka Qoyska XFS oo magaalada Islamabad kula kulantay Dhiggeeda Dalka Bakistan

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Magaalada Islamabad ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo fuliyay howlgalka lagu bartilmaameedsaday Khawaarijta

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday Goobo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ee Deegaannada...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya

0
Iyadoo la fulinayo amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa la farayaa dhammaan hay’adaha dowladda inay hoos u dhigaan Calanka...