Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la yeeshay George Conway, Ku-xigeenka...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO XAFLAD SAGOOTIN AH U SAMEEYEY SAFIIRKA DOWLADDA TURKIGA...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah ugu sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY XOGHAYAHA GUUD EE RAABIDADA CAALAMKA ISLAAMKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Gudomiyaha hay'adda Culimada...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilka cusub ee UNDP u qaabilsan Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kulan soo-dhoweyn iyo isbarasho ah la qaatay Wakiilka cusub ee Barnaamijka...

Wasiirka Warfaafinta “Dadka wararka been abuurka ah tabinaya sharciga ayaa la horgeyn doonaa”

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Cabdiftaax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in dadka wararka been abuurka ah tabinaya sharciga la horgeyn doono, maxkamad...

Guddoomiyaha BFS “Hay’adaha warbaahinta iyo ra’yulcaamka Soomaaliya iyo Turkiga waa in ay si dhow...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku baaqay in Hay’adaha warbaahinta iyo ra’yulcaamka labada dal Soomaaliya iyo Turkiga in...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka digay khatarta ka dhalan karta xadgudubyada ka dhanka ah...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta xadgudubyada ka dhanka ah madax bannaanida,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska 1-aad ee Komantooska Gorgor

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga amniga

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dadweynaha ee Shiinaha, Mudane...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo looga hadlay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, dhaqaalaha,...