Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
Muqdisho (Wargeyska Dalka): -Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Tanzania, ayaa...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐞 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫
Dooxa(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa Dalka Qatar Mudane Sheekh Maxamed Bin...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka...
Wargeyska Dalka- Beijing- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo Magaalada Beijing ee Xarunta Dalka Shiinaha ku...
Dowladda Soomaaliya oo u hambalyeysay Dowladda Hindiya Maalinta Xornimada awgeed .
Muqdisho(Wargeyska Dalka);'Munaasabadda Sannad-Guurada 79-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Hindiya Awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Hindiya, iyadoo...
Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-banaanida Buuraleyda Golan
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- War-Saxaafadeed:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan Madax-bannaanida...
Taliyaha CXDS oo booqday Safaaradda Soomaaliya Magaalada Ankara ee Dalka Turkiye
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Wafdi Saraakiil Sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Turkiga
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Booqasho rasmi ah ku tagay Magaalada Ankara, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay taliye ku xigeenka ciidanka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Jamhuuriyadda Yugaandha, General Sam Okiding, oo Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta XFS oo la kulmay Madaxa Diyanet ee Turkiga
Ankara(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa Isniintii Magaalada Ankara kula kulmay Madaxweynaha Hay’adda Arrimaha...
Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka heer Wasiir ee Taageerada Quddus
Cammaan(Wargeyska Dalka)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare...










