Wararka Dibadda

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareysay Xadgudubka loo geystay Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

0
Muqdisho; Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay Sarkaal Israa’iili ah, isagoo ay...

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Koonfur Afrika uga qeybgalaya Shirka Baarlamaanada Afrika

0
Midrand: Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda Magaalada Midrand ee Dalka Koonfur Afrika, waxaana Shirka oo ay ka qeyb galayaan Xildhibaanno...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Kulan doceed

0
Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

0
Addis Ababa- Wasiirka  Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya Wafdiga Dowladda Soomaaliya ee...

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo Sano

0
Go’aanka Madaxweynaha Dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo laba Sano oo dheeri ah iyadoo...

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

0
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Musa Kulaklıkaya, ayaa kulan la yeeshay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cali Cumar.   Sida ay sheegtay...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Booqasho ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira,...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday Dalka Aljeeriya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Hoggaankeeda,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kula kulmay Lataliyaha sare ee MD Trump

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa Maanta Kulan ku la yeeshay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistan

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Maanta booqasho rasmi ah ku tagtay Safaaradda Jamhuuriyadda...