Soomaaliya oo soo Dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka iyo Iiraan
War-Saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku soo dhaweysay Is-fahamka iyo Is-afgaradka u dhexeeya Dowladdaha Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.
Jamhuuriyadda Federaalka...
Danjiraha JFS ee Sacuudi Carabiya oo la kulmay ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Shir muhiim ah ka furay Magaalada Nairobi
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya,...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay Kulanka kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda mara
Nayroobi,(Wargeyska Dalka):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogtaha Dadweynaha oo Shir muhiim ah kaga qeyb galay...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qeyb galay Kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Islamic...
Safiirka Soomaaliya ee u jooga Wadanka Masar oo Xarunta Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Qaahira...
Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Masar Amb Cali Cabdi Awaare ayaa Xarunta Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Qaahira ku soo dhaweeyay Dr Cabdiraxman Cali Cawaale Xabeeb.
Amb...
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiis Is-faham ah oo xoojinaya Iskaashiga Daawada iyo...
Hay'adda Sharciyeynta Daawooyinka Qaranka ee Soomaaliya (NMRA) iyo dhiggeeda Masar ayaa Qaahira ku kala saxiixday Heshiis Isfaham ah (MoU), si loo xoojiyo Iskaashiga ku...
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad...
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika oo ka...
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jiro
Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyow Ibrow, ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay Shirweynaha 114-aad ee...










