Wasiirka Caafimaadka XFS oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ciribtirka Cudurka...
Geneva –(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si buuxda uga go’an...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay...
Geneva-Switzerland-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa ka qayb galay kulan heer sare ah oo ka dhacay...
Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka oo kala saxiixday Heshiis is Afgarad Iskaashi dhanka Caafimaadka ah
Russia(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XJFS, Mudane Dr. Cali Xaaji Adam, iyo Wasiir-Ku-Xigeenka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Ruushka Mudane Oleg Salagay, ayaa...
Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo ku yaalla magaalada...
Wasiirka Caafimaadka oo Daah Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada
Muqdisho (Wargeyska Dalka): – Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada...
Wasiirka caafimaadka ee XFS oo ka qayb galay shirka caalamiga ah ee Doha Forum
Doha(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb galay Shirka Caalamiga ah...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dib u dayactirka iyo dhismaha 18 xarumo caafimaad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝟕𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐖𝐇𝐎 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐭𝐞𝐫𝐫𝐚𝐧𝐞𝐚𝐧-𝐤𝐚
Qaahira–(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 72-aad ee Hay’adda Caafimaadka...
Wasiirka Caafimaadka oo Jordan uga qaybgalay shirka wasiirada Caafimaadka dalalka Islaamka
Cammaan (Wargeyska Dalka): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 8-aad ee Wasiirrada...
Golaha Shacabka oo ansixiyay axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo lagu ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada...










