Wararka Dibadda

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay Kulanka kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda mara

0
Nayroobi,(Wargeyska Dalka):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha...

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogtaha Dadweynaha oo Shir muhiim ah kaga qeyb galay...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qeyb galay Kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Islamic...

Safiirka Soomaaliya ee u jooga Wadanka Masar oo Xarunta Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Qaahira...

0
Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Masar Amb Cali Cabdi Awaare ayaa Xarunta Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Qaahira ku soo dhaweeyay Dr Cabdiraxman Cali Cawaale Xabeeb.   Amb...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiis Is-faham ah oo xoojinaya Iskaashiga Daawada iyo...

0
Hay'adda Sharciyeynta Daawooyinka Qaranka ee Soomaaliya (NMRA) iyo dhiggeeda Masar ayaa Qaahira ku kala saxiixday Heshiis Isfaham ah (MoU), si loo xoojiyo Iskaashiga ku...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad...

0
Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika oo ka...

Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jiro

0
Garsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyow Ibrow, ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay Shirweynaha 114-aad ee...

DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Afrika ay la...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha...

Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Islaamka XFS oo kormeer ku tegay Hoteeladda Magaalada Makka ee...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay Hoteeladda Magaalada Makka ee xalay laga...