Wararka Dibadda

Taliyaha CXDS oo booqday Safaaradda Soomaaliya Magaalada Ankara ee Dalka Turkiye

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Wafdi Saraakiil Sare ah oo uu hoggaaminayo, ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Turkiga

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Booqasho rasmi ah ku tagay Magaalada Ankara, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay taliye ku xigeenka ciidanka Uganda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Difaaca Jamhuuriyadda Yugaandha, General Sam Okiding, oo Muqdisho...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta XFS oo la kulmay Madaxa Diyanet ee Turkiga

0
Ankara(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa Isniintii Magaalada Ankara kula kulmay Madaxweynaha Hay’adda Arrimaha...

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka heer Wasiir ee Taageerada Quddus

0
Cammaan(Wargeyska Dalka)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare...

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo yeeshay Shir lagu xoojinayay Iskaashiga Laba Geesoodka ah

0
Cammaan (Wargeyska Dalka)--Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare...

Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u dirtay Dowladda Itoobiya kaddib Masiibadii ka dhalatay Roobab xoogan...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka)--War-Saxaafadeed ka soo baxay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Tacsi u dirtay Dowladda Itoobiya kaddib Masiibadii ka dhalatay Roobabkii Xooganaa ee ka da'áy...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo ka qayb galaya Shir looga hadlayo Qudus oo ka...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa Arbacada ka qayb galaya Shir heer wasiir ah oo ku saabsan Qudus, kaas oo ka dhici doona...

Bayaan ku Saabsan Ilaalinta Qoondada 30% ee Haweenka ee Doorashada Galmudug

0
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi ayaa ugu baaqday dhammaan ururada siyaasadda ee ka qeyb galaya...

Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo xoojinaya xiriirka labada dhinac ee Golaha Fulinta Midowga...

0
Addis Ababa:-Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...