Wararka

Wasiir Fartaag” Dowladdu ma aqbaleyso in lagu xadgudbo amniga caasimadda

0
Shir Jiraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, Guddooomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema-Saarka Madaxweynaha Dalka Jabuuti

0
Jabuuti,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasabadda Caleemo-Saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso Doorashada Dowladda...

0
Muqdisho(Wargeykska dalka):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Danjiraha Dawladda Qatar...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Dr....

Cabdi Mursal: “Waxaan ahay 70 jir, Doorashada Dadweynaha waxay ii horseedday rajo iyo Mustaqbal...

0
Degaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Berri oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 10-ka May lagu wadaa inay ka qabsoonto Doorashooyinka isku sidkan...

𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐒𝐇𝐈𝐑-𝐆𝐔𝐃𝐃𝐎𝐎𝐌𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐊𝐔𝐋𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐀𝐌𝐍𝐈𝐆𝐀 𝐂𝐀𝐀𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃𝐃𝐀

0
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨(Wargeyska Dalka):-: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda oo diiradda lagu...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqeyn doona Doorashada Dowlad...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga, Mudane Xuseen Nuunow...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA JABUUTI.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo uu kaga...

Soomaaliya iyo Bahrain oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa wada hadal khadka taleefanka ah la yeeshay Wasiirka...

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

0
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho uga qeybgalay Munaasabadda Bandhigga...