Wararka

Madaxweynaha Dalka Mauritania oo guddoomay fariin gaar ah oo kaga timid Madaxweynaha JFS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani oo ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS Sheekh Mukhtar Roobow, fariin gaar ah oo...

Guddoomiyaha guddiga xuquuqul insaanka oo qaabishay madaxda hawlgalka UNTMIS

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim, ayaa maanta xarunta dhexe ee Guddiga ee Muqdisho ku qaabishay Mudane Raisedon Zenenga,...

Dowladaha Soomaaliya oo Jabuuti kaga qeybgalaysa Wada Tashiyada Wasiirradaha Arrimaha Dibadda ee Gobolka

0
Jamhuuriyadda Jabuuti | 15 Sebtembar 2026<br>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa hoggaamin doona Wafdiga Dowladda...

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war ka soo saaray doorashada ku celiska ah...

0
Shir jiraa'id oo gelinkii dambe ee maanta xarunta Guddiga ku qabtay Afhayeenka Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ( GMDQS), ayaa soo saaray...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA JAAMACADDA CARABTA EE SOOMAALIYA

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacada Carabta ee Soomaaliya Cabdullaahi bin Mutlaq...

Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Aqalka sarre oo la kulmay Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Maaliyadda...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa Maanta Xafiiskooda ku...

Taliyaha Ciidanka Dhul ee XDS oo Kormeer Shaqo ku tegay Difaacyada Hore ee CXDS

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo Howlo Shaqo u jooga Magaalada Baydhabo, xarunta KMG ah ee...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo Khadka Teleefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);'Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cali ayaa Khadka Teleefoonka kula hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay Qorshaha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo loo Aqoonsaday Wasaaradda Labaad ee Ugu Waxqabadka Wanaagsan Xukuumadda DanQaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa guddoonsiiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Abdisalam Ali, abaalmarin lagu...