Muuqaallada

Olollaha tallaalka cudurka dabeysha oo Baydhabo ka bilowday

0
Wasaaradda Caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo si rasmi ah uga daah-furtay wareegii saddexaad ee tallaalka Dabeysha (mOPV3). Munaasabadda lagu daahfurayay waxaa ka...

RW Rooble oo guddiga SIEIT ee Banaadiriga ugu mahadceliyay habkii ay u mareen doorashada...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaannada golaha Shacabka ee Banaadiriga ee dhawaan la doortay iyo guddiyada...

Guddoomiye Filish oo bogaadiyay kaalintii Boliisku ka qaatay sugidda aammaanka doorashooyinkii ka dhacay Muqdisho

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad loogu mahadcelinaayay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed...

Wararkii u dambeeyay duulaanka Ruushka ee Ukraine

0
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amray in howlgal gaar ah ciidankiisa ku qaadaan dalka Ukraine Khamiista maanta ah si loo ciribtiro waxa uu ugu yeerey...

Doorashooyinka maanta ee Muqdisho iyo Dhuusamareeb

0
Waxaa maanta oo Khamiis ah dhacaya Doorashada ilaa iyo todobo kursi oo Golaha Shacabka ah kuwaasoo lagu kala dooran doono magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb. Sadex...

Booliska Faransiiska iyo Tahriibayaal ku sugnaa Calais oo isku dhacay.

0
Booliiska Faransiiska ayaa teendhooyinkooda ka eryay muhaajiriin aan caadi ahayn, waxayna u isticmaaleen sunta dadka ka ilmeysiisa intii uu socday howlgal ay ka sameeyeen...

Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay xarumaha caafimaadka ee Kismaayo

0
Wasiirka Caafimaadka XFS Drs. Fowziya Abiikar Nuur oo ay wehliyaan Wasiirrada Caafimaadka ee Dowlad Gobaleedyada dalka ayaa maanta booqday Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Magaalada...

Guddoomiye Mursal oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dowlad goboleedka Koofur...

GUUSHA DHINACA CILAAQAADKA XIRIIRRADA (QEYBTII 2-AAD)

0
  Waa taxanihii Afareyda Guusha oo qeybtiisa labaad uga hadleeno cilaaqaadka, ama xiriirka, (Qeybtii Labaad) Waa Afar Arrimood 1-Aqoonso kaalintaada:- Micnahu waa in aad fahamsan tahay kaalimaha aad...