Muuqaallada

DADKA MUQDISHO OO KA CABANAYA QIIMAHA KHUDAARTA OO KOR U KACAY

0
Xilligan aynu ku jirno oo ah bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa dadka ku nool Muqdisho iyo ganacasatada suuqyada khudaarta ayaa sheegaya in uu kor...

(DAAWO) Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey booqashadii maanta uu safiirka Turkigu ku yimid wasaaradda+(MUUQAAL).

0
Safiirka ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta iyadoo ay wasiirka iyo safiirku ka wada hadleen qaabka loo mataaneyn lahaa Warbaahinta labada Dal.

(DAAWO) Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Kormeeray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Nairobi...

0
November, 2019: Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in degdeg loo dhammeystiro dhismaha iyo dacaytirka...

(DAAWO) Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey Geerida -Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaare...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, Qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

(DAAWO) Soo laba kacleynta cudurka Covid 19 iyo saameynta uu ku yeeshay caruurta qoysaska...

0
Soo labo kacleynta COvid 19 iyo Saameynta Waxbarasho ee Caruurta Qoysaska tabarta daran.

(DAAWO) Shugri Calow oo u sharaxan guddoonka deegaan King County Gobolka Washington oo Minnesota...

0
Shugri Calow oo u sharaxan guddoonka deegaan King County Gobolka Washington oo Minnesota lagu soo dhaweeyay, Halkaan ka Daawo Muuqaalka.