๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐…๐€๐ƒ

Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta qaabbilay Mudane Naoufel Telahigue Agaasime-Goboleedka Sanduuqa Caalamiga ee Horumarinta Beeraha (IFAD) u qaabilsan Bariga Dhexe, Woqooyiga Afrika, Yurub iyo Bartamaha Aasiya.

Kulankan ayaa Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka iyo Agaasime-Goboleedku ka ga wadahadleen Iskaashiga Soomaaliya iyo IFAD, gaar ahaan Horumarinta Beeraha iyo Xoolaha Nool, Sugnaanta Cunnada, adkeysiga isbeddelka Cimilada iyo taageerada Beeraleyda, Xoolo-Dhaqatada iyo Bulshooyinka Nugul.</p>

Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay Mashaariicda Horumarineed IFAD ka hirgeliso Soomaaliya, xoojinta awoodda Hayโ€™adaha Dowladda iyo sidii loo ballaadhin lahaa Maalgelinta Horumarinta Beeraha, Biyaha, Suuqyada iyo Fursadaha Dhaqaale ee Bulshada Reer Guuraaga ah.

FB_IMG_1787983929693.jpg

FB_IMG_1787983934661.jpgFB_IMG_1787983932320.jpg