MADAXWEYNAHA IYO WAFDIGIISA SAFARKA NABADDA GALMUDUG OO LAGU SOO DHOWEEYAY GALINSOOR
Galinsoo(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira Safarkiisa Deegaanada Galmudug ee uu ugu kuur-galayo xaaladaha Amniga iyo Nolosha...
Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Qaranka iyo Daraawiishta Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saaka fashiliyey Weerar Naf-lacaari ah oo Argagixisadu ku soo qaadeen Xaafado ka tirsan Magaalada...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Tababar u Soo Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Haramcad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan, ayaa Akadeemiyadda TURKSOM Tababar ugu soo xiray Cutubyo si gaar ah loo Tababaray oo ka...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Maanta Xarunta Dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay Kulan Maalgashiga iyo Horumarinta...
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa ka qayb galay kulan ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaluhu la...
Guddiga Xuquuqul Insaanka ee BFS oo Shir ku yeeshay Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadantinimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shir ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...
Madaxweynaha JFS oo Tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud Tababar ugu...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐓𝐞𝐥𝐞𝐟𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐢 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐧𝐤𝐚...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Ardayda Soomaaliyeed ee ka gudubtay Imtixaanka Shahaadiga...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo u hambalyeysay Gabdhaha kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa si weyn ugu hambalyeysay Gabdhaha Soomaaliyeed ee Kaalmaha hore ka...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqasho Shaqo ku Tagay Xarunta Hay’adda SoDMA
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA)...










