Siyaasadda

Xarunta JSP ee Degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay

0
Warsheekh(Wargeyska Dalka):-Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Degmada Warsheekh, Gobolka Shabeellaha Dhexe. Munaasabadda daah-furka...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

0
Johannesburg(WARGEYSKA DALKA):-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada is-nidaaminta warbaahinta, horumarinta saxaafadda,...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Heer Sare ah la Yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha

0
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun. Kulanka ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

0
Djibouti-(Wargeyska Dalka)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi ee Labada Dal

0
Kambala-(Wargeyska Dalka)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa Maanta Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u fadhiya Uganda, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee Anshaxa Garaadka Macmalka

0
Riyadh-Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO ee Anshaxa Garaadka Macmalka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo Shahaadooyin guddoonsiiyay Saraakiil iyo Askar ka tirsan Guutada...

0
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar โ€œGen. Khaalidโ€, ayaa kormeeray Fadhiyada Ciidamada ee Magaalada Baydhabo, isagoo ka qeyb...

Wasiirka Awqaafta XFS oo Dalka Mauritania uga qeyb galay Shirweyne Caalami ah

0
๐—ก๐—ข๐—จ๐—”๐—ž๐—–๐—›๐—ข๐—ง๐—ง-๐— ๐—”๐—จ๐—ฅ๐—œ๐—ง๐—”๐—ก๐—œ๐—”-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ, ayaa Dalka Mauritania uga qeybgalaya Kalfadhiga 39-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Labada Dal

0
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya. Danjire...