Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Hay’adaha Duulista Rayidka ee Dalalka Bariga Dhexe
Doxa-(Wargeyska Dalka)-Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macalin Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirkii Sideedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan wadatashi ah la qaatay Xubno ka tirsan Bulshada...
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Kulan wadatashi ah la qaatay Xubno ka tirsan Bulshada Rayidka...
Guddoomiyaha SoDMA oo Sheegay in Musiibooyinka soo noq-noqda ay ragaadiyaan kobaca Dhaqaalaha
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa sheegay in Musiibooyinka soo noqnoqda, gaar ahaan Abaaraha iyo daadadka ka...
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐀𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟕-𝐤𝐚
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa looga hadlay Qoondeynta Miisaaniyadda Sannadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Hoggaamiyaha Koofur Galbeed oo ka hadlay sidii loo dardargelin lahaa howlgallada ka dhanka khawaarijta
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...
Howlgalka Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo soo gaba gaboobay (WARBIXIN)
Howlgalka Gargaar ee ku-meel gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu dhammeyn doonaa howshiisa Bishan Oktoobar 31-keeda, isagoo soo xiraya Laba Sano...
Wasiiru-Dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo furay Kulanka wadatashiga iyo ansixinta qabyo-qoraalka Siyaasadda Dekedaha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir, ayaa furay kulanka wadatashiga iyo ansixinta Qabyo-Qoraalka Siyaasadda Dekedaha iyo Gaadiidka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan dhiirigelin ah u sameeyay Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Xalay Kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah ku maamuusay Ciyaartoyda Xulka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqulka Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Dalka Cumaan
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa Maanta ka guddoomay Nuqul ka mid ah...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Hay’adda Hawada Sare ee Türkiye oo booqasho ku yimid...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wafdi ka kooban Mas’uuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Hay’adda Hawada Sare ee Türkiye, Mudane Fatih Dulkan, oo ay weheliyaan Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradda...









