Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo soo bandhigay Warbixin Baariseed lagu sameeyay Hay’adaha Dowladda
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Maanta soo bandhigay 38 Warbixin baariseed oo daboolaya Hantidhowristii uu Xafiisku ku sameeyay...
Wasiirka Difaaca XFS oo Isbitaalka Madiina ku booqday Askar ku soo dhaawantay Weerarkii Gaalkacyo
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ku booqday Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo Maanta loo...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO U HAMBALYEEYAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA SHACABKA EE JFS
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, kaasoo ay...
Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, isagoo helay 142 cod.
Halka Xildhibaan Cabdiqaadir Cumar Macallin, oo...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐จ๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฅ๐๐ฆ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir...
Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada Baaritaannada Hayโadaha DFS
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Warbaahinta u soo bandhigay Warbixinnada Baaritaannadii uu Sanadkan ku sameeyay Hayโadaha Dowladda.
Warbixinnada ayaa lagu...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Madaxa Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxa Xafiiska...
Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS oo Maanta dooranaya Guddoomiye
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Diyaargarowga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka socda Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta lagu wadaa inay doortaan Guddoomiyaha...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyey Shirka Billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La-Taliyeyaasha Sare...
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa guddoomiyey shirka billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La-taliyeyaasha...










