Siyaasadda

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Dowladda Suudaan U fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u fadhiya Soomaaliya, Mudane...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kormeertay Goobta loo diyaariyey Doorashada Guddoomiyaha Golaha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, oo ay wehliyaan...

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Agaasinka Guud  Waxbarashada ee Gobolka Banaandir ayaa Maanta si rasmi ah u shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Sannad-Dugsiyeedka 2025/2026,...

GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA BRISTOL

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta oo Axad ah Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa Magaalada...

HOGGAAMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO MUQDISHO KULAN KULA QAATAY MADAX KA SOCDA MIDOWGA YURUB

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay Madaxa...

Magaalada Kigali ee Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka)-Magaalada Kigali ee Dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata uga dhex muuqatay Tartanka,...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shahaadada Musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah Musharraxiinta

0
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay Xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa,...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta XFS oo la kulmay Madaxa Diyanet ee Turkiga

0
Ankara(Wargeyska Dalka)--Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa Isniintii Magaalada Ankara kula kulmay Madaxweynaha Hay’adda Arrimaha...

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka heer Wasiir ee Taageerada Quddus

0
Cammaan(Wargeyska Dalka)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare...