๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐๐š๐ ๐š๐ฒ ๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š ๐œ๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฆ๐จ-๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž

Muqdisho(Wargeyska Dalka):’Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgalka Xafladda ka sokoow la kulmaya Hoggaanka Maamulka oo uu ka dhagaysan doono horumarada ay Hirshabeelle ku talaabsatay dhanka fidinta Adeegyada guud, hirgalinta Mashaariicda, sugista Amniga mid ka mid ah Magaalooyinka ugu Dadka badan Dalka , iyo fududeynta Iskaashiga heerarka kala duwan ee Dowladda.

 

Mudane Xamsa ayaa Hoggaanka Hirshabeelle iyo Madaxda kale ku adkeeyay dhamaystirka arrimaha dib u heshiisiinta iyo dhammaynta wixii tabasho ah oo jira.

 

FB_IMG_1794136474803.jpgFB_IMG_1794136517473.jpg

FB_IMG_1794136494429.jpg