Siyaasadda

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA EE BFS OO DHAMEYSTIRAY AKHRINTA KOOWAAD EE HESHIISKA QARAMADA MIDOOBAY EE...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 26-aad, waxaana Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Dowladda oo Digniin ka soo saartay faafinta dacaayadaha Argagixisada iyo Maleeshiyaadka gacan-saarka la leh

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Iyadoo la tixraacayo Sharciga Saxaafadda, Sharciga La-dagaallanka Argagixisada, Sharciga Wax-ka-beddelka Sharciga Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo Maalgelinta Argagixisada, Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed iyo Xeerarkii hore...

Magaalada Masagawaa oo laga dhagax-dhigay Xarunta Maamulka Degmada

0
Galgaduud(Wargeyska Dalka):-Magaalada Masagawaa, oo hoos tagta Degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud, ayaa Maanta laga dhagax-dhigay Xarunta Maamulka Degmada, taas oo loo dhisi doono qaab...

Guddiga Garsoorka, Caddaaladda, Arrimaha Diinta ee Aqalka Sare oo yeeshay Kulankiisii 4-aad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Garsoorka, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta yeeshay Kulankiisii...

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain oo ku heshiiyey in la bilaabo wada tashiyo Siyaasadeed oo...

0
Doha(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa Magaalada Doha kula kulmay Xoghayaha Dowladda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Ciraaq

0
Baghdad(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee...

GUDDIGA DIFAACA EE GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY TALIYAYAASHA CIIDAMADA QALABKA SIDA

0
Muqdiaho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa, Xafiiskiisa Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa Kulan kula yeeshay Taliyayaasha Ciidamada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY GUDDOONKA CUSUB EE GOLAHA WAKIILLADA GALMUDUG

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowlad Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur,...