Maqaallada

XAQIIQDA LAGAMA TALLAABSAN KARO

0
Waa in aad wajahdaa xaqiiqda dhabta ah waayo qiyaaliga ama dhalanteedka ma aha mid kuu hoggaamin kara nolosha dhabnimadeeda, hadii kale waxaad noqoneysaa qof gebi...

QASAHA QOYSKA IYO QIYAANADA GUURKA

0
Qiyaanada guurka waxay keentaa qoys burbur taas oo marka horeba ay xaaraan tahay in la is qiyaano marka ay labada qof qoyska yagleelayaan. Waa in...

BOGGA FAAFINTA RASMIGA AH ...

0
Ra’iisul wasaaraha qar iska tuurka ah ee Ethiopia oo dhowrkii sano ee u dambeysa wajahaayay culeysyo Siyaasadeed oo uu kala kulmayay Dibada iyo Gudaha...

QISO KU SAABSAN ABUURKII UMMUNAA XAAWA CS (QEYBTA 3-AAD)

0
Aadan iyo Xaawa Jannadii ayuu illaahay ka soo saaray markaa oo aanu Aadan ahayn Nebiga risaaladana loo soo dhiibin, markii jannadii laga soo saaray...

NABI AADAN IYO DHISIDII GURIGA XARAMKA EE MAKKA (QEYBTA 4-AAD)

0
Illaahay (SW) waxa uu Nabi Aadan (CS) faray  in uu dhiso guriga illaahay ee Makka ku yaala wuxuuna yimid maka waana uu dhisay, isagoo...

ISLAAMKA IYO WAKHTIYADII UGU FURASHADA BADNAA (QEYBTA 1-AAD)

0
Halkii u shisheeysay ee ay Muslimiintu gaareen Bari iyo Galbeed Xilligii Waliid bin Cabdul-Malik uu talada Muslimiinta hayey ayay Muslimiintu gaareen guulihii ugu waaweynaa ee...

NOLOL IYO DHAQAN WAA LABA IS HAREER YAAL

0
Ummad walba oo aduunyada guudkeeda ku dhaqani waxay leedahay hab nololeed u gaar ah, oo ay qarniyaal fog fog ku soo dhaqmayeen, jiilbana jiil...

CASIMADDU WAA XUDDUNTA DAL WALBA

0
Dal kasta oo caalamka ka jira wuxuu leeyahay Caasimad loo yaqaano oo lagu aqoonsado waxaana ka horreeya caasimad walba inta aanay dhalan ama sameysmin...

SHEEKADII ABAAL DHAAN

0
Beri baa waxaa jiray inan soo korsatay xayawaan loo yaqaan dhurwaay waxayna u soo korisay si wanagsan. Waraabihii ama dhurwaagii ugu danbeyntii waa uu weynaaday...

KABASHADA BIYAHA WAA SHILIN (SHEEKO GAABAN)

0
Beri baa nin ganacsade ah waxa uu xaaskiisii ku yiri waxa rabaa in aan aado safar dheer oo aan dhawaan baxayo sidaa darteed sahay...