Wararka

Dacwaddii Rag Loo Heystay Dilkii Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo Bilaabatay

0
  Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay  Billowday Fadhiga Maxkamadaynta Rag loo haysto Dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay  Guddoomiyihii hore ee  degmada...

Beecmushtar Soomaaliyeed Oo Lagu Gawracay Dalka Koonfur Afrika!!

0
  Qawlaysato Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la sheegay in...

Dawladda Faransa Oo Baaraysa Dil Loo Geystay Gabar Katirsanayd Booliiska!

0
  Faransiiska Boliiskooda ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliiska Faransiiska, Toorey lagu dilay...

Ameerikaanka Oo Ergey Cusub U Soo Magaacabay Geeska Afrika

0
  Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika. Blinken, ayaa qoraal...

Faransiiska oo baaraya dil loo geystay Gabar katirsan Booliis

0
ILAYSKA DALKA:-Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliis Faransiiska, Toorey lagu...

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
ILAYSKA DALKA:-Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la...

Maxkamadeynta Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo bilaabatay

0
ILAYSKA DALKA:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay billowday Dhageysiga Eedeymaha rag loo haysto Dilka Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil Al Casuumi oo dalalka Carabta ugu baaqay in ay taageeraan...

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta ayaa sheegay  in ay ugu baaqeynaa walaalaha Soomaaliya in ay u hoggaansamaan wadahadalka oo ah xalka kaliya ee lagu gaari karo...

Taliyaha qeybta 60-aad oo booqday ciidamo loo tababarayo Miino Baaris

0
Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed sareeye guuto Maxamed Sheekh Cabdullaahi ( Ciirow) ayaa kormeeray tiro ka tirsan Ciidanka oo tababar Miino Baaris...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kula la qaatay Hay’adaha Amniga

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga Caasimadda, xiligaan...