Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in laga cafiyo deymaha qaar (MAQAAL)
Deyn cafinta Soomaaliya waxay ay soo martay heerar kala duwan iyo maraaxillo kala gedisan, waxaana Dowladda Soomaaliyeed xoog saartay sidii Ummadda Soomaaliyeed looga cafin...
Jab xooggan oo khwaarijta lagu gaarsiiyay Jalalaqsi
Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay Khawarijta Al-Shabaab ayaa maanta ka socda deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Weerarka oo...
Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in hawlgalladii u dambeeyey lagu dilay 200 oo ka tirsanaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in...
Xubin ka tirsanaa Khawaarijta Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka
Maxamed-deeq Cabdullaahi oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kadib...
Mareykanka oo Soomaaliya ka caawiyay weerarrada ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah (warbixin)
Dowladda Mareykanka ayaa lacag dhan 9 milyan oo dollar oo isugu jirta Hub, Gaadiid, Agab caafimaad iyo qalab kale siisayCciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, si...
Waxyeellada dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya oo sii kordhaya
Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa Talaadadi shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay burbur dhismo hoostiis, hal todobaad kaddib, dhul-gariirkii xoogganaa ee ku...
Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay caleema saarka guddoonka cusub ee degmada Balanbal
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Balanbal ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo Guddoonka cusub ee...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga XFS iyo wafti uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Rome
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee...
Ciidamada dowladda oo howlgal qorsheysan kula wareegay deegaanka Qeycad ayaa dilay 50 xubnood oo...
Ciidamada xoogga Dalka oo ay wehliyaan ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa khawaarijta Al Shabaab kala wareegay Deegaanada Qeycad, Laas-gacameey iyo tuulooyin kale oo howlgal qorsheysan...
Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in laga cafiyo deymihii Sanduqa Qaramada Midoobay ee Horumarinta...
Roma Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD...









