Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo shir muhiim ah uga qeyb galay Adis Ababa
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa uga qayb-galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee wasiirrada Arrimaha Dibedda Midowga...
Wasiirka Difaaca XFS oo maanta saxiixay buugga tacsida ee loo furay dadkii ku dhintay...
Wasiirka gaashaandhigga Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga uu Tacsi ugu tagay Safiirka Turkiga u jooga...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha Haweenka ee...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha Haweenka ee ka faa’iideysiga khayraadka Badda.
Qorshahan qaran...
Guddiga difaaca iyo amniga Aqalka Sare oo maanta u yeeray Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga...
Guddiga difaaca iyo amniga Aqalka Sare oo maalmahaan ku hawllanaa akhrinta Hindise Sharciyeedka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray...
Soomaaliya iyo QM oo mar kale ka wada hadlay xal u helidda barakacayaasha
Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamud Macallin ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha arrimaha barakacayaasha iyo xalalka waara ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ...
MAXAAN LAGA DHAXLAY KHAWAARIJTA OO AAN DHIB AHAYN?.
Intii ay soo ifbaxeen maleeshiyaadka argagixisada khawaarijta al shabaab, waxaan ka dhaxalnay waxyaabo farabadan oo ay ka mid yihiin kuwaan hoose ee soo socda...
DHAQANKII BIRI MA GEYDADA EE SOOMAALIDA DIB HA LOO EEGO
Soomaalida iyada oo aanay soo gaarin ilbaxnimada iyo xeerarka cusub ee caalami ah ayey laheyd xeerar waafi ah oo wanaagooda wata marka la eego...
ILAALI XUQUUQDA DADKA KALE SI LOO ILAALIYO XUQUUQDAADA
Xuquuqda aadanaha waa damaanad qaad sharuucda caalami ah ee lagu difaacayo lahaansha qof, kooxo ama guud ahaan aadanaha ku nool dunida gaar ahaan dadka...
XAD-GUDUB: XAQ IYO XEER MIDNA MAAHAN!!
Adduunyada aan ku noolnahay, Waxaa abuuray Allaah Rabul Caalamiin, ujeeddaduna waxay ahayd in dadkoo dhan ay Ilaahey caabudaan.
Adduunyadan markii la abuuray Allahii na abuuray...
KHAWAARIJTU MALAHAN WAX ARXAN AH
Qoraalkan waxaa inagu kalifay muhiimada weyn ay ummada islaamka ee ahlu sunnah wal jamaaca u leedahay uga digidda qatarta Khawaarijta ay leedahay. Maadaama maqaalkan...









