Ciidamada xoogga dalka oo gacanta ku dhigay deegaannada Iji iyo Afcad
Hiiraan:- Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaaย wada howlgallo looga sifaynayo maleeshiyada khawaarijta ee ku dhumaalaysanaya deegaanno...
Madaxweyne Galmudug oo ka qeyb-galay munaasabad lagu caleema sarayay maamulka cusub ee degmada Guriceel
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa degmada Guriceel kaga qeyb galay munaasabad lagu caleema sarayay maamulka cusub ee Degmada oo dhawaan...
Wasiirka Qorshaynta XFS oo ka qayb galay shirweynaha dowladaha adduunka
Dubai- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa ka qayb galay Shirwaynaha Dowladdaha Adduunka ee 2023...
Ciidanka xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo howlgal ka wada koonfurta Mudug
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii 4aad howlgal ka dhan ah Khawaarijta Al-shabab oo looga sifeynayo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan ka wada...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐บ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ถ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ ๐๐๐ฟ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ช๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ง๐๐ฟ๐ธ๐ถ๐ด๐ฎ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye oo...
Galmudug oo shaacisay in 75-ka tirsan argagixisada lagu dilay dagaal Culus oo ka dhacay...
Wasaaradda amniga Galmudug ayaa sheegtay in ka badan 75-maleeshiyad ka tirsan kooxda Khawaarijta lagu dilay weerar xooggan oo ay ciidamada xooggan, kuwa Daraawiishta Galmudug...
Raโiisal wasaare Xamsa iyo safiirka Sweden oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Per Lindgรคrde.
Raโiisul Wasaaraha...
Wafdi ka socda Hayโadda UNHCR oo gaaray degmada Cadaado
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineyso Madaxa UNHCR ee Galmudug iyo Puntland Monique Rudacogora ayaa maanta gaaaray degmada Cadaado, halkaas oo ay...
Ciidamada xoogga dalka oo dagaal ku dilay 32-ka tirsan Khawaarijta
Ciidamadaย Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyed ee Danab iyo ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa cagta mariyey difaacyo maleeshiyaadka aragagaxisada ah ee Al-shabaab ay ku lahaayeen tuulada...










