Gobolka Banaadir iyo hoggaamiyaasha bulshada oo taageero u muujiyay shacabka Turkiga
Qaar kamid ah maamulka Gobolka Banaadir,ganacdatada Soomaaliyeed, culuma’udiinka,odoyaasha dhaqanka iyo ururada bulshada ayaa ka dhawaajiyay in ay garab istaagi doonaan shacabka Turiga ee ay...
Ciidamada Mareykanka oo weerar xagga cirka ah ku dilay maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah ku dilay Shan maleeshiyaad ah oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab kadib howlgal ay...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo booqasho howleed ku jooga Serbiya
Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa gaaray Caasimadda Serbia ee Belgrade ,kadib casuumaad uu ka helay...
In ka badan 200 khawaarij ah oo lagu dilay deegaanka Iji ee gobolka Shabeellaha...
Dowladaa Soomaaliya ayaa ku dhawaqaday in dagaal sacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Iji ee gobolka Shabeellaha dhexe lagu dilay in ka badan...
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo booqaday qaar ka mid ah warshadaha kalluunka dalka Talyaaniga
Talyaaniga:- Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa booqday warshadaha soo saara kalluunka warshadeysan ee...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxa hay’ada EUCAPSOM
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto.Sulub Axmed Firin ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’ada EUCAPSOM Mr Kauko AALTOMAA, Dania Cossa,Madaxa howlaha iyo oo ah...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Itoobiya ahna Wasiirka arrimaha...
Addis Ababa:- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaaliya Mudane Absher Cumar Jaamac ayaa magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kula kulmay...
INTII LA DHIIRIGELIN LAHAA MIYAA LA DILAYAA? WARBIXIN
Dalka Soomaaliya waxay dhallinyarada ka yihiin 70% bulshada waana cududa ugu badan badan ee kaalin ka qaadan karta horumarka dalka Soomaaliya oo soo maray...
WIXII CAQLI LAHOOW KHAWAARIJ ISAGA SOO BAXA!!
Guud ahaan wahaabiyada iyo gaar ahaan kooxaha hubaysan ee ay Khawaarijta Ashabaab ka mid yihiin waxa ay bulshada soomaaliyeed u hayaan su’aalo badan,
Waase haddii...
DHIBAATADA QABYAALADDA AY LEEDAHAY.
Waxaa muhiim ah inaanu kala fahamno Qabiilka iyo Qabyaaladda, Qabiilku waa wax laguugu garanaayo ruuxa aad adigu tahay iyo isir ahaan halka aad ka...










