Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo safar shaqo ku jooga dalka Talyaaniga ayaa shir...

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ah ku fulisay Askar horay u dishay...

0
- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi oo hore u dilay Abukar...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Itoobiya

0
Addis ababa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb...

In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ka dhacay...

0
In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, Geesiyaasha dadka deegaanka...

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Serbia

0
Serbia:- Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo Safar shaqo ku jooga Dalka Serbia ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa...

Madaxweyne Xasan“Maamulka Soomaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka reer Sool”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Sool...

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha XFS oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia

0
Serbia:- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadka...

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dadaalka dowladda Fedreaalka iyo shacabka Soomaaliyeed...

Guddiga gurmadka Soomaalida ee dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga oo Akoono shaaciyey

0
Guddiga qaran ee gurmadka dhul-gariirkii dhawaan ku dhuftay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa shaaciyey Akoonnada ay bulshada Soomaaliyeed uga qeyb qaada karaan...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo dalbaday in loo dhimriyo maxaabiista ku xiran Sacuudiga

0
Taliyaha Ciidanka Asluubta  Soomaaliyeed C/Kariin cali Afrax  oo maalmahaan ku sugnaa Dalka Sacuudi carabiya,isla markaana soo dhameystay booqasho shaqo ayaa madaxda Dalka Scodsaday in...