Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Golaha Shacabka uga mahad celiyay ansixinta hindise sharciyeedka...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Golaha shacabka ansixinta Hindise-sharciyeedka dhismaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinisyadda.
“Waxaan u mahadcelinaynaa...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka Boliiska faray adkeynta Amniga guud ee dalka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka...
Aqalka sare oo ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyeyay kalfadhiga labaad kulankiis 12-aad.
Kulanka ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa...
Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta ansixiyay labo sharci oo muhiim ah
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedyada kala ah Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda iyo ‘Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka dhulka hoostiisa.
Hindise...
Warbaahinta qaranka oo heshay xogta horjoogayaal sare sare oo laga dilay Khawaariijta
Warbaahinta Qaranka ayaa ogaatay in weeraradii ugu dambeeyay ee kooxda Khawaarijta looga dilay xubno muhiim u ahaa oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta.howlgalkan oo ay...
Golaha shacabka oo ka qeyb qaadanaya gurmadka walaalaha Turkiga ee dhul-gariirka saameeyay
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda FederaalkA Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa u codeeyay in mushaarka xildhibaanada ee Bishaan...
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo la kulmay madaxda Iskaashatada Kaluumeysatada ee Federpesca
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kula kulmay madaxda...
Generaal Biixi oo guddoomay deeq xoolo ah oo loogu talagalay ciidanka DF ee dagaalka...
Taliyaha ciidamada Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Xoolo nool ka guddoomay dadka deggan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Deeqdan Xoolaha ayaa...
Soomaaliya oo dhaqaale ku garab istaageysa Walaalaha Turkiye (WARBIXIN)
Inta aan u gudagalin dulucda qormada aan marka hore dib u jaleecno Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiye, waa xiriir diblomaasi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiye,...










