Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga 46-aad ee golaha maamulka Sanduuqa...
Rome- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ee ku sugan magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa ka qeyb...
Hey’adda NISA oo uga digtay ganacsatada Soomaaliyeed inay u hoggaansamaan amarrada Khawaarijta
Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida qaranka NISA ayaa uga digtay ganacsatada inay u hoggaansamaan amarrada Khawaarijtu ay ku doonayaan inay ku boobaan hantidooda, kadibna...
In ka badan 10 tirsan Khawaarijta oo lagu dilay deegaanka Qeycad ee Gobolka Mudug
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo Dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay fariisimo ay Khawaarijtu ku sugnaayeen oo ka yeella...
Wasiirka Ganacsiga XFS oo la wadaagay maalgashato reer Talyaani ah fursadaha maalgalin ee Soomaaliya...
Rome- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku...
Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Garoonka Diyaaradaha Degmada Balanbale e gobolka Galgaduud
Madaxweynaha dowlad Gobolkeed Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud oo wajigiisa...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay go’aanno adag dhidibada loogu siibayo haraadiga Khawaarijta
Guddiga la dagaallanka lacag dhaqidda iyo maalgalinta Argagixisada ayaa go’aano adag oo ka soo baxay waxaa lagu faray shirakadaha, dadka ka ganacsada dhulalka iyo...
Soomaaliya iyo Qaramada midoobay oo ka wada hadlay xaaladaha barakacayaasha
Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Cabdirashid Jire Qalinle oo ay wehliso Agaasimaha Xalka-Waara ahna...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha laamaha ammaanka oo ka wada hadlay xoojinta nabadgelyada Caasimadda
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah oo ku...
Ciidanka xoogga oo gacanta ku dhigay horjoogihii qaraxyada ee kooxda khawaariijta u qaabilsanaa gobolka...
Madaxii qaraxyada kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa gobolka Mudug Salmaan Daadir ayaa saaka ciidanka qaranka ku qabteen Aagga Camaara isagoo maleegayay dhagar uu rabay inuu...
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay xarunta Xirfadda Farsamada Gacanta ee Haweenka Degmada Shibis
Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane, Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa dhagax-dhigay xarunta Xirfadda Farsamada Gacanta ee Haweenka Degmada Shibis.
Munaasabada Dhagax-dhigga...










