Wararka

Shirka guddoomiyeyaasha baarlamaanka Carabta oo lagu soo gabagabeeyay Qaahira

0
-Waxaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar lagu soo gabagabeeyay shirka shanaad ee guddoomiyeyaasha Baarlamaanka dalalka Carabta. Shirka ayaa waxaa shir guddoomiyay, guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta,Caadil...

Taliyaha ciidanka Booliska oo wax ka adeegga dadweynaha ee uu bixiyo hoggaanka barista dembiyada...

0
-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer u kuurgelid ah ku tagay xarunta Hoggaanka Baarista Dembiyada ee CID-da,ย  halkaas oo...

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta ayaa booqday Safaaradda...

0
Dubai-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraatka Carabta...

Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo dood adag ka yeeshay labo sharci oo muhiim ah

0
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 18-aad ee Golaha Shacabka BJFS oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay howlgaladda lagu ciribtirayo khawaarijta

0
Nairobi- Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya. Shirkaan...

Wafdi Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo ka qayb galay shirka Baarlamaannada Carabta

0
Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka koobnaa Senator Cabdixakiim macalim Axmed, Senator Abdi Osman Xareed iyo...

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Sii hayaha Safaaradda Shiinaha

0
Xoghayaha Joogtada ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadoow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda , Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Dadka...

Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarigga ka jaray Saladhiga degaanka Huursheย  ee gobolka Galgaduud ,kaa oo dadka...

Madaxweyn Xasan oo Qurba joogta Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dagaalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay kulan ay qabteen bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub kuna taageerayeen...