Wararka

Wasiirka Awqaafta ee Masar oo soo xiray aqoon is-weydaarsi loo qabtay wafuud ka socda...

0
Wasiirka Awqaafta ee dalka Masar Drohamed Mukhtar Juma, ayaa maanta soo xiray aqoon isweydaarsi loo qabtay wafuud ka kala socotay  warbaahinada dowladaha Islaamka oo...

Howlgal lagu baacsanayay Khawaarijta oo laga sameeyay gobolka Jubbada Hoose

0
Ciidanka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Jubbaland iyo ciidamada howlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa hawlgal ka sameeyay deegaanada Cali Bulay, Dhagax iyo Shabaax...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo dalka Qadar uga qeyb galay shirka Badqabka iyo tayeynta Caafimaadka

0
Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar uga qeyb galay shirka madasha...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo soo xiray kalfadhiga labaad ee golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta soo xiray kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha...

Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Turkiga oo guddoon cusub doortay

0
Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga, ayaa maanta doortay guddoonka guddigaas. Doorashada oo ahayd hab gacan taag ah  kana dhacday...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Fanaanada Qaranka Aamina Cabdillaahi Xirsi

0
Alle ha u naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi oo ka tirsaneyd fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Boorama. Aamiina waxay ka mid...

Shir looga hadlayo ballaarinta Idaacadaha DF,DG iyo gobolka Banaadir oo ka furmay Kismaayo

0
Shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowlad Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland. Furitaanka shirka...

JAALIYADDA QAARADDA YURUB OO KULAN LAGU GARAB ISTAAGAYO DIB U XORREYNTA DALKA LA YEELATAY...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada...

TUUGSI IYO TAAKULO AADMIBA MIDNA LAGUMA TANAADO

0
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalkeena ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee...

SHUMACII AQOONTA LA SHIDAY SHARWADOW SHURUGGA KU RAAC

0
SAWIRKA GOOB JOOG Waxaa mar labad soo laba  kacleyey waxbarashada waddanka soomaaliya waxaana aas aas u ah wasaaradda waxbarashada oo diyaarisay maclliimin kasoo baxay jaamacadda...