HOGGAANKU WAA NASIIB HADDANA WAA MID DHIB BADAN
Waxaa loo baahan yahay in loo midoobo dalka difaaciisa iyo midnimadiisa waxaana habboon in hoggaanka lagula shakheeyo gacan aan hagar laheyn oo mideysan si...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Riyaad ee Caasimadda Boqortooyada Saudi...
KHEYRAADKA IYO BARAKADA BISHA RAMADAAN
Sannad kasta bilaha muslinka waxaa ku jira bil la yiraahdo bishii cibaadada iyadoo mar kasta iyo bil kasta la iska doonayo cibaado aan barax...
Shamso” Al-shabaab waxay dileen Aabahay, Walaalkay iyo Adeerkey, waliba lacag baad ah ayay na...
Shamso Maxamed Ceel Jooge, waxay dhibane u tahay Kooxda Khaawrijta Al-shabaab, waxayna ka dileen Aabaheed, Walaalkeed iyo Adeerkeed, intaas ugama sii harin ee waxayna...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo dalka Qatar kula kulmay dhiggiisa dalkaasi
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay Wasiirka Caafimaadka ee...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun Qisaas ah ku fulisay Laba askari
Maxkamadda Ciidamada Qalab sida Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur oo kol hore...
Ciidamada Boliiska qeybta guud ee Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay koox burcad ah
Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir gaar ahaan ciidanka Deegaanka Ceelasha Biyaha oo sameeyay Howgal amni xaqiijin ah ayaa gacanta ku soo dhigay...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGANDA TABABAR UGU SOO XIRAYA CUTUBYO KA TIRSAN CIIDAMADA QALABKA...
Kambaala- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo soo dhoweeyay Wafdi ay hoggaamineeyso Wasiirka Maalgashiga ee Suudaan
Wasiirka Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo Galabta Garoonka ku soo dhoweeyay Wafuud ay hogaamineyso Ahlam Madani Mahdi, Wasiirka Maalgashiga & Iskaashiga Caalamiga ah ee...
Ra’iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu wehliye Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa dib ugu soo...










