War murtiyeed laga soo saaray Shirka wada tashiga Wasaaradaha Warfaafinta heer Federaalka iyo D/Goboleed
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daauud Aweys Jaamac ayaa soo xiray shirka Wadatashiga Ballaarinta Idaacadaha Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah federaalka...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo gaaray Magaalada Laascaanood
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Hirsi Timacade iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magalaada Laascaanood ee xarunta...
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo xeer nidaamiye ka soo saartay Lacagaha laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha
Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey’addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo Khidmada Diiwangelinta Qareennada.
Kaddib kulan wadatashi...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka
Wafdi uu horkacayo Guddomiyaha Hey’adda Mareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Abdulle oo booqasho kujooga Caasimadda maamulka Puntiland ee Garowe ayaa kulan laqaatay madaxweyne ku...
Madax ka kala socda Falastiin iyo Israel oo ku kulmay Masar
Mas’uuliyiin ka kala socda Israa’iil iyo Falastiin ayaa maanta ku kulmay magaalada loo dalxiis tago ee Sharmal Sheekh ee dalka Masar,halkaas oo ay uga...
Dowladaha Soomaaliya iyo Sudan oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Maalgashi.
Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga caalamiga ah ee JFS Maxamuud Cabdiraxmaan Beene beene ayaa maanta heshiis ku saabsan iskaashiga dhanka Maalgashiga ah la saxiixday Wasiirka...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Mukhtaar...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku Qaabilay Ergayga iyo Safiirka Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergeyga Norway ee...
Guddoomiye sheekh Aadan oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka talyaaniga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Sidee loo xasillinayaa deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta? (Warbixin)
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya, dadka deegaanka iyo ciidanka Daraawiishta ayaa bilihii la soo dhaafay kooxda Khawaarijta ka xoreeyay deegaanno badan...










