Wararka

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Hirshabeelle oo dhagax dhigay dhismaha xarunta deegaanka Ceelbaraf ee gobolka...

0
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha dowlada goboleedka  Hirshabeelle Maxamuud Ahmed Gacal ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe halkaa oo...

Ruushka oo ku biiraya dhoolatuska ciidan ee Shiinaha iyo Koonfur Afrika

0
Markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku hubaysan hubka nooca loo yaqaan ‘Hypersonic Cruise’ ayaa bisha Febraayo ee soo socota ka qayb qaadan doona...

Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii khawaarijtu ku...

0
Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Guure oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada...

KAALINTA QURBA-JOOGTU KU LEEYIHIIN GANACSIGA IYO HORUMARINTA

0
Tan iyo markii dalka Soomaaliya ay ka dhaceen dagaaladii sokeeye waxaa jiray xaalado nololeed oo la soo dersay dadka oo dhinaca nolosha iyo ammaanka...

KA SHAQEE NADAAFADDA CAASIMADDAADA

0
Magaalooyinka adduunka waxaa lagu qiimeeyaa nadaafaddooda waxaana ka wada shaqeeya dadka ku nool oo aan u ooggoleyn in warqad ama wax kale oo qashin...

CARUURTA DARIIQYADA KU NOOL WAXAY U BAAHAN YIHIIN TIXGELIN IYO FURSADO WAXBARASHO

0
Carruur badan oo ku nool dalka oo gaaray da’da waxbarashada ma heli karaan fursado ay wax ku bartaan siiba kuwa ku nool dariiqyada ee...

QAABKEE AFRIKA UGA ADKAAN KARTAA ARGAGIXISADA (QEYBTA 1-AAD)

0
Argagixisada ayaa siiwada ficiladooda guracan ee khatarta ku ah jiritaanka iyo horumarka dhaqan dhaqaale iyo bulshada ee qaarada Afrika sababo laxariira inay yihiin kuwo...

MUHIIMADDA CIIDAMADA IYO DIFAACA DALKA

0
Maxaytahay muhimadda ay leeyihiin ciidan, dal majiri karaa ciidan la'aan? Ciidan waa awoodda kaliya uu leeyahay dal waliba, ciidanka waa ilaalada ama difaaaca dalka, dadka...

SIDEE LOO HELI KARAA CIIDAN IYO BULSHO WADA SHAQEYN KARA?

0
Waddan keenu wuxuu leeyahay ciidan xooggan oo abniga suga sida darteed waa  in ay soo celiyaan abniga iyo kala dambeyntii caasImadda dalka caasimad kasta...

MUQDISHOOY ISKA JIR DHAGARTA ARGAGIXISADA FIRXADKA AH

0
Gulufka Ciribtirka Argagixisada Al-shabaab ayaa si weyn uga socda dhammaan gobollada dhexe ee dalka, gaar ahaan gobollada Hiiraan, galgaduud iyo baay, kuwaasoo laga gaaray...