Wararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee XFS oo kulan la qaadatay Safiirka Dalka Boqortooyadda...

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay safiirka Dalka Boqortooyadda Sacuudi Carabiya u fadhiya...

Ciidamadda Dowladda oo howlgal qorsheysan ku dilay 39 ka tirsan khawaarijta

0
Xarardheere-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Maxamed Tahliil Biixi oo goordhow la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka waramay howlgal qorsheysan oo ciidanka xooggu...

Sida loo cirib tiri karo Argagixisada arxanka daran ee Khawaariijta

0
Waddan keenu wuxuu leeyahay ciidan xooggan oo abniga suga sida darteed waa  in ay soo celiyaan abniga oo argagixisada khawaariijta ah ka tirtiraan caasimadda...

GULUFKA CIIDAMADA QARANKA IYO KALA FIRXADKA KHAWAARIIJTA!!

0
In badan ayaa la sugayaayey in maalin uun la arko iyada oo lagu dhiiran karo wax ka sheegga foolxumooyinka ay sameeyaan Argagixisada Alshabaab. in badan...

Duqa Muqdisho oo booqday Isbitaalada Muqdisho oo ay ku jireen shacab ay waxyeelo ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka soo laabtay safar shaqo oo dalka dibadiisa ayaa booqday qaar ka...

Wax ka ogow qoddobada looga hadlayo shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay

0
Shirweynaha Culimadda soomaaliyeed oo ka furmay maanta magaaladda Muqdisho ayaa qodobadda looga hadlayo waxa ka mid ah sidii dagaal adag loola geli lahaa kooxda...

Ciidanka xoogga ayaa dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa khawaariijta Al-shabaab

0
Xarar dheere:-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka beer-faarax oo dhanka waqooyiga kaga beegan degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug,iyagoo halkaas ku...

Madaxweynaha puntland oo dhagax dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

0
Boosaaso- Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta  dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso. Dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha...

Qaban qaabada furitaanka Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo ka socota magaalada Muqdisho

0
Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horey ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Xoghaya guud ee Golaha Sare...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka Guddiga Farsamo ee wasiiradda Cadaaladda iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka 7-aad ee Guddiga Farsamo ee heer wasiiradda Cadaaladda...