Wararka

ASKARIGU WAA WALAALKA SHACABKA

0
Waa salad hore ah ayey ahyd markii aan arkay dareenka igu dhaliyay in aan sheekadan wax ka qoro qiyaas ahaan 6:00 subaxnimo waxaaan ka...

SIDEEDABA: NABADI WAA LAMA TAABTAAN

0
Nolosha aadanaha nolosha ayaa u horreysa sidaa awgeed ayaa waxaa ka warbixiyey dadweyne isugu jira waxgarad iyo odayaal iyagoo kala taageersan ururo iyo kooxo...

XAGGANA WAA SHIR INTANA WAA SHIR SANADKAAN SHIRARKU BADANAA

0
War hooy Soomaaliyeey haddeey talo nala gudboon tahaye dadka yaan la hodin dalkana bohollo laga tuurin, waa iga talo iyo tusaale odaynimo, anigoo ka...

INNABA HA TAAGEERIN COLAAD SOKEEYE

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa dab iyo dagaal midna laguma degdego waayo soomaalidu waxay ogtahay ama ay waayo arag u tahay dhibaatada colaadda sokeeye . Qof...

SOOMAALAAY: DAB XAL MA’AHEE DAMIIRKU HA SHAQEEYO

0
Sida runta ah, Dal dhisan dudumintiisa way sahalan tahay, laakiin dhisiddiisu way adag tahay, xagga ka duul xagga u duul horey noo soo daashadeen...

Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo dhiseyso Golaha Deegaanka ee degmada Waajid.+Sawirro

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Kaashaneyso Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee XFS ayaa wado dadaalo ay ku dhiseyso Golaha deegaanka ee degmooyinka...

Wasiirka Amniga oo Guddi u saaray dhacdadii Garoonka Adan Cadde ka dhacday Khamiistii.

0
Wasiirka Amniga Gudaha oo fulinaya amarkii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roooble ayaa guddi baaritaan u saaray dhacdadii ka dhacday garoonka...

War-Saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay baaqyadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Midowga...

0
Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa soo jeedinta ku saabsan Ergey gaar ah oo ka socda Midowga Afrika, kaas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Taliska AMISOM ee Magaalada Baraawe.

0
Baraawe- Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ay wehliyaan Maamulka Degmada iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa kulan la qaatay Taliyaha cusub ee...

Maleeshiyada Al-Shabaab oo laga xoreynayo Koonfurta Mudug+Sawirro

0
ILAYSKA DALKA:-Maamulka Galmudug ayaa ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta geeyay deegaanada Koonfurta Mudug si ay halkaas kaga xoreeyaan maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka...