Wasiirka Amniga oo Guddi u saaray dhacdadii Garoonka Adan Cadde ka dhacday Khamiistii. By osman Dhiblawe - April 24, 2021 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka Amniga Gudaha oo fulinaya amarkii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roooble ayaa guddi baaritaan u saaray dhacdadii ka dhacday garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Warqadda hoose ka aqriso