Cutubyo ka tirsan Gorgor oo dhameystay tababar militeri ayaa maanta la dhaariyey
Cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad ee ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta tababar loogu soo xiray xerada tababarrada ciidamada Soomaaliya ee...
Kulan looga hadlaayey xoojinta xiriirka Garsoorka iyo Booliska oo Muqdisho lagu qabtay
Kulankan oo shir guddoominayay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, guddoomiyaha gobolka Banaadir,Taliyaha ciidanka...
Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Bayle Ducaale ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz.
Kulanka oo ka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay danjireyaasha Midowga Yurub iyo Ergayga gaarka ah ee Norway
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga &...
Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha Gedo oo Kismaayo gaaray.
Kismaayo- Guddi Wasiiro ah oo ka kooban afar maamul-goboleed yada dalka ka tirsan ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Kismaayo si ay u dhamaystiraan dib-u-heshiisiinta...
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay Deegaannada Camaara iyo Qodqod
GALMUDUG- Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ayaa la wareegay deegaanada Camaara. Sidoo kale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa gudaha u...
Maxkamadda Sare ee Dalka iyo Taliska Booliska oo ka wada-hadlay xoojinta wada shaqeynta labada...
Kulan looga hadlayo xoojinta wada shaqeynta Garsoorka iyo Booliska iyo hirgalinta go’aanada ka soo baxa maxkamadaha ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa guddoominaya Guddoomiyaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho xariga ka jaray jid muhiim u ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha lagu sameeyay wadada Laamiga ee...
Hawlgallo lagu baacsanayo Argagixisada Al-shabaab oo ka socda Koonfurta Mudug
Galmudug- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed qeybta 21-aad ayaa hawlgalo looga sifaynayo Argagixisada Al-shabaab ka wada deegaamada Koonfurta gobolka Mudug.
Ciidanka milatariga soomaaliya iyo daraawiishta Galmudug...
warbixin: Mileteriga Mayanmaar oo dilay 75- caruur ah
Guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa jimcihii sheegay inay heleen macluumaad lagu kalsoonaan karo oo sheegaya in 75 carruur ah la dilay ku...