Ra’iisal wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Xasillinta iyo ilaalinta...
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda dhowaan u magacaabay xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha...
Wajiga 2-aad ee la dagaalanka Khawaarijta oo ka bilowday Jiinka Webiga Shabeelle (WARBIXIN)
Bacdamaa uu so Af jarmayo Wajigii 1-aad ee Dagaalka lagu ciribtirayo Kooxda sii liiceysa oo gabalkoodu dhacayo ayaa hadda waxaa socda Dagaalka Wajigiisa 2-aad,...
SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 13-AAD)
Iridda markay ka baxday bay orod is xaabisay iyadoo baaddiye iyo meel cidla’ ah goobeysa. Waxay ogsoon tahay in hadday oroddo oooroddo ay ugu...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTII 36-AAD)
“Waxaad i tiraahdaa waxaa jirta qof aan sariirta u baahnayn oo malaa’ig ah!”
“Waa loo wada baahan yahay, laakiin waxaan ku iri waxaa lagu socdaa...
Ciidamada Xoogga Dalka oo bur buriyay fariisimo iyo godod ay Khawaarijtu ku dhuumaleysan jirtay
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo ay Khawaarijta ku baacsanayaan ka wada degaanno dhaca galbeedka magaalada Buuloburde ee...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo faah faahin ka bixiyay xiriirka diblomaasi ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Haruuse oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay muhiimadda xiriirka diblomaasi ee...
XILKU WAA AMMAANO.
dalkeena waxaa si joogto ah uga dhaca is badallo dhanka maamulka ah oo 4-tii sanoba mar ah, kol kolna soo deg dega oo si...
ISKA XOREENTA KOOXAHA ARGAGIXISO EE NABAD DIIDKA AH
Gobolada dalka Soomaaliya waxaa Ka curtay guluf colaadeed oo la iskaga xoreeynaayo kooxaha diidka ah oo bulshada Soomaliyeed ay u geestaan dhibaatooyinka aad u...
GANACSATADA QAAR OO QEYB KA AH DIL SHACABKA SOOMAALIYEED
Diinteena Suubban Ganacsiga waxey ku tilmaamtay inuu yahay sida Ribada oo kale balse Alle wuxuu xalaaleeyay Ganacsiga isagoona Xarrimay Ribada.
Ganacsigu waa bixinta adeeg ama...
DHEELMADKA IYO GAADMADA KHAWAARIIJTA MIYAAN WAX LAGA BARANEYN?
Khawaariijta oo dhan ayaa dagaalkoodu yahay gaadmo iyo ku dhufo oo ka dhaqaaq, ma ahan kuwo ku fiican dagaalka muwaajahada ah ama fool ka...










